Madaxda dowlad goboleedyada oo War kulul ka soo saaray heshiiskii Hirshabelle & dowlada (Akhriso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa jawaab degdeg ka bixiyay mowqifkii maamul goboleedka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii maamul goboleedyada ku gaareen Kismaayo ee dowladda Federaalka xiriirkeeda lagu hakiyey. War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in heshiiska Hirshabeelle iyo dowladda Federaalka aanu khuseyn Golaha, isla markaana aanu waxba ka bedeli doonin go’aankii … Continue reading Madaxda dowlad goboleedyada oo War kulul ka soo saaray heshiiskii Hirshabelle & dowlada (Akhriso)